Sida ugu fudud ee aad u sameen karto blog, marka hore waxaad u bahan tahay inaad fikir buuxa ka haysat, blog wuxuu yahay,

How To Create a Blog


How To Create Blog


Blog waa website fudud oo aad ku soo gudbin karto article ama maqaalo, markaasna lacag ayaad ka sameeynaysa markaad buuxiso shuruudaha google adsense,

Hadaba, maskaxdaada waxaa ka guuxaya sideen u bilaaba blog ama website waliba anigo isticmaalaya mobilkayga, Blogeena waxaan ku dhisi doona waxa loo yaqaano blogger,

Raac talaabooyin kan waxan filayaa inaad, si buuxda u fahmi doonto qaabka loo sameeyo blog ama website.


1. waa in aad tagtaa chrome kaaga, kadibana aad searching ta ku qortaa blogger, waxaad ku dhufanaysa, blogger.com


How To Create Blog


2.  kadib sidan ayaa ku soo baxaysa, title ayaad sameesanysa magaca aad u bixin rabto blog ' gaga ayaad ku qoraysa,
kadib next ayaa tabanaysa.


How To Create Blog




3. kadib waxaa ku soo baxaysa sidan, blog 'gaaga waxad u sameynaysa adress waxadna ku qoraysa magaca aad title ka ku qoratay kadibna next ayaa tabanaysa .

How To Create Blog



4. kadib sidan ayaa ku so baxaysa, isla magacii aad blog ' gaaga u bixisay ayaad ku qoraysa display name ka, kadibne finish ayaa tabanysa.

How To Create Blog

 

5. kadib sidan ayaa kuu soo baxaysa, hada website kaga waad sameysay, wuxu u bahan yahay inaad ka shaqaysiiso oo aad post soo dhigto template fiican galiso, iyo inaad setting ka iska hagaajiso, bal aynu booqano website ka aan sameenay siduu u eeg yahay, waxad tabanaysaa,  View blog.

How To Create Blog



6. kadibna sidan ayaa soo baxaysa, hada website keena malaha template fiican balse waa uu ino dhisan yahay, wuxuuna diyaar u yahy inaan ka shaqaysiino, 




How To Create Blog



hadii aad nala socoto waxan soo dhigi doona sida loo hagaajiyo setting ka, sida loo soo gashado template qurux badan, sida post loo so dhigo, sida page loo sameeyo, iyo sida aad ku heli lahayd booqasho fiican, oo ay dadku kaa soo boqonayaan google searching, wixii aad ubahan tahay waxad nagula wadaagi karta commentiga.

Thanks.