Siduu U Shaqeeyaa Digital Marketing...
Maqaalkan waxaan kugula wadaagi doonaa sidii aad ku bilaabi lahayd suuqgaynta casriga ama "digital marketing" ah.
waxaa jira fursado badan oo ganacsi oo ka jira wadankeena balse aanay dadku ka faa'idaysan.
Waxaa laga yaaba inaad is waydiinayso
waa maxay digital marketing?
Digital marketing waa xayasiinta ama suuqgaynta badeecada,
waxaa jira noocyo kala duwan oo uu kala baxo digital marketing waxana kamida.
Waxaa jira social media marketing,
waxaa kale oo jira email marketing,
affiliate marketing.
Digital marketing waxa uu u bahan yahay ganacsi kasta inuu online ka ku jiro in onile ka lagu xayasiiyo sida:- facebook, youtube, tiktok, instagram, google ads,
Ganacsi kasta wuxu u bahan yahay inuu online ahaado badeeco kasta oo iibinayana inuu ku iibiyo hab online ah,
Wuxuu raba inuu badeecadiisa gaadhsiiyo kumaanan qof oo guryahooda jooga qof kastena uu daawado alabata taala dukamadiisa
si ay dadku usoo dalbadaan wax walba oo ay u bahanyihiin iyaga oo jooga guryahooda taasna waxaa u sahlaysa
Digital marketing.
Sideen u sameeya digital marketing?
Adiga waxaa lagaaga bahan yahay inaad taqaano sida loo maamul xayasiisyada, waa inaad taqaanid sida loo sameeyo
facebook ads, google ads, instagram ads,
hadii aad taqaano sida loo sameyo dhaman xayasiisyadaas waxaa kuu fududaanaya inaad online wax ku xaysiiso ama ku iibiso shirkad kastena aad wax u xayasiin karto,
Shirkada waxa u sameenysa page gaara si aad ugu xasiiso badeecadooda ,
product kasta waxa ka dhigaysa inaad ku iibinayso 20$ waxa lagayaba inay kula soo hadlaan malinkii 1000 qof oo duunaya product gaas taasna,
halkaasna waxad ka helaysa Inaad Dad badan ka iibiso badeecadii aad xaysiinaysay adigana lacag ayaa kaa soo galaysa oo shirkada , ama qofka aad wax u xayasiinayso waxa aad ka qadanaysa Lacag isagana waxa u gadmaya badeecadiisii..
guud ahaan digital marketing waa suuq gayn casri ah qof walibana uu sameeyn karo kaliya waa inaad taqaanid xirfadaha aynu kor ku soo sheegnay,
hadii aad u bahantahay in lagaa caawiyo digital marketing waad nala soo xidhiidhi kartaa....

0 Comments