Free web hosting
.png)
Bluehost waa mid kamida shirkadaha bixiya diwaan galinta magaca domain, ee aduunka ugu wayn, waana mid kamida shirkadaha, martigalisa wordpress iyo blogger oo ah shabakadaha ugu waa wayn aduunka ee lagu dhiso website ka cusub.
Bluehost waxay siisaa isticmaalayasha, WPBegginer magac domain oo bilaash ah, SSL bilaash ah, iyo qiimo dhimis ku saabsan martigalinta webka, taas oo u fiican qofkasta oo raba inuu samaysto website.
Asal ahaan waxaad ku iibsan kartaa qiimo jaban $2.75 bishii, taas oo aad ku helayso magac domin bilaash ah,
taasina waxay fursad u tahay, qofkasta oo ku cusub website ka, una baahan inuu website si fudud ku bilaabo,
Bluehost waxaa kale oo uu bixiyaa, in aad website dhisan ama nashqadaysan aad hesho, waxaadna ku maamuli kartaa shabakada wordpress website kaaga.
Marka aad website dhisan hesho waxad u bahan tahy kaliya inaad macluumadka ku qoran aad u badasho sida aad adigu jeceshay, aadna u nashqadysato si qurux badan ama sida uu rabo qofka aad u dhisayso website ka.
Waxaa kuu sahlaya inaad hesho website nashqadeysan oo aan wakhti kaga bixin adiga waa inaad haystaa Elementor
Elementor wuxuu kuu sahlayaa inaad website kaaga si qurux badan u nashqadeyso, walibane si hagar la'aan ah aad u nashqadayso.
0 Comments